Nabadoon Macallin Xuseyn Faraweyn oo ah Nabadoonka beesha Awbakar Gaabane ayaa ka hadlay dagaalladii saakay lagula wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.
Wareysi ay la yeelatay warbaahinta Islaamigaa ha ee Al-Furqaan, ayuu kaga hadlay nabadoonku arriimo dhowr ah, wuxuuna bogaadiyay la wareegitaanka degmada iyo ciidamada Xarakada Mujaahididiinta Al-Shabaab ee dagaallada ku xasuuqay askartii Dowladda Fedaraalka ee halkaasi ku sugneyd.