Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsNabadoonka Guud ee Beesha Xawaadle oo ka Hadlay Dagaalkii Degmada Aadan Yabaal.

Nabadoonka Guud ee Beesha Xawaadle oo ka Hadlay Dagaalkii Degmada Aadan Yabaal.

Nabadoon C/Raxmaan Xiireey Barre oo ah nabadoon guud ee beesha Xawaadle, ayaa maanta ka hadlay dagaalka ka dhacay demada Aadan Yabaal.

Wuxuu baaq udiray dadka uu nabadoonka uyahay ee dariska la ah degmada, isagoo sheegay in magaalooyin katirsan Hiiraan ay xaalad qalqal iyo cabsi ah ka taagan tahay.

Halkan ka Degso Wareysiga.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.