Saturday, May 10, 2025
HomeAll NewsNibiri Markale Kusoo Caariyay Xeebta Deegaan Katirsan Gobolka Bari.

Nibiri Markale Kusoo Caariyay Xeebta Deegaan Katirsan Gobolka Bari.

Waa muddo kooban gudaheed markii sedaxaad xeebaha gobolka Bari ee dhaca Waqooyiga Soomaaliya shalay kusoo caariyay, Nibiri wayn kaasoo dadka degaanku ay dooxeen si ay cambar iyo waxyaabo kale uga raadsadaan, kuwaasoo laga helo caloosha Nibiriga.

Xeebta degaanka Wareegsame ee katirsan gobolka Bari, ayaa si gaar ah Nibirigan loogu arkay, waana mid aad u wayn.

Arrinta ayaa ah mid soo laa laabatay waxaa loo badinayaa iney ugu wacan tahay dhimashada xayawaanaadkan ku jira badda, sunta iyo qashinka ay dowaladaha shisheeye kusoo guryaan badaheyna, maadaam ay yihiin kuwo beylah ah.

Halkaan ka Degso Warka Nibiriga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.