Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsOdayaal ku Baxay Colaad-beeleed Sababtay Dhimashada 10 Qof oo ka Taagan Gobolka...

Odayaal ku Baxay Colaad-beeleed Sababtay Dhimashada 10 Qof oo ka Taagan Gobolka Mudug.

Gobalka Mudug ee bartmaha Soomaaliya waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay, dagaal-beeleed u dhexeeyay 2 beelood oo walaalo ah kaas oo geystay khasaare nafeed.

Dagaallada ayaa waxa ay si gaar ah kaga dhaceen deegaannada Towfiiq iyo Af-barwaaqo, kuwaas oo lagu dilay 10 ruux, waxaana ku baxay odayaal dhex-dhexaadinaya beelaha walaalaha ah.

Halkaan ka Degso Warka Dagaal-beeleedyada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.