Waxaa isa soo taraya dadka bogaadinaya howlgalladii cuslaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka billaabeen, deegaanno katirsan gobalka Sh-dhexe kuwaas oo ka dhan ah Dowladda Fedaraalka.
Odayaasha degmada Galcad ee gobalka Galgaduud oo ay kamid yahay nabadoon Xaaji Roog, ayaa waxa ay ka hadleen isbadalka ka dhacay gobalka Sh-dhexe.