Odaasha ku dhaqan magaalada Saakow ee gobolka Jubada Dhexe ayaa bogaadiyay dagaalkii saakay ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen Moqokori oo dhacda Bariga gobolka Hiiraan.
Hadaba waxaa odayaashan cod-baahiyaha Al-Furqaan la dhexqaaday islamarkaana wareystay, Wariyaheyna Maxamad Muudeey Abuu Muslim.