Odayaasha dhaqanka ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa maanta ka hadlay, heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay Ankara ku gaareen Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed, kaas oo Xabashida Itoobiya lagu siiyay qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.
Odayaasha Dhaqanka Sh-hoose oo si Adag Uga Horyimid Heshiiskii Itoobiya Lagu Siiyay Badda Soomaaliya.
RELATED ARTICLES
Wadanka raggii lahaa waa hadleen. Waana arkaan dhaca iyo bookable dalka laguhayo idoo loo soomarayo kuwo afkiina ku hadla idiina eg.
Dalku dowlad aan idinka ahayn.
Muuse cadi