Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsQaar Kamid ah Beelaha Daga Jubada-dhexe oo Geel iyo Ari ku Wareejiyay...

Qaar Kamid ah Beelaha Daga Jubada-dhexe oo Geel iyo Ari ku Wareejiyay Al-Shabaab.

Beelaha Macallin Weyne, Leysaan, Eelaay iyo Yantaar ee dega gobolka Jubbada Dhexe, ayaa xoolo nool oo isuga jira Ari iyo Geel waxay ku wareejiyeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee jooga furimaha hore ee dagaalka.

Munaasabad ka dhacday magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe ayay beelahani ku wareejiyeen deeqda ay ugu talogaleen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Macallin Weyn ayaa bixiyay 9 neef oo geel ah, Eelaay ayaa bixiyay 7 neef oo geel ah, halka Leysaan ay bixisay 5 neef oo geel ah, iyadoona beesha Yantaar ay bixisay 30 neef oo ari ah.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.