Qaar kamid ah qabaa’ilka dega gobolka Shabeellaha Hoose oo geel farabadan iyo sahay kaloo muhiim ah ku wareejiyay Mamaulka Islaamiga ee gobolka, taasoo loogu talogalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee jooga furimaha hore ee dagaalka.
Munaasabad ka dhacay deegaan dhaca duleedka degmada Qoryooley, waxaa ka qeybgalay wariye Maxamed Sheekh Cali, warbixintan ayuuna ka diyaariyay.