Saturday, April 26, 2025
HomeAll NewsQaar Kamid ah Bulshada ku Dhaqan Degmada Hodan oo ka Cabanaya Dhulboob.

Qaar Kamid ah Bulshada ku Dhaqan Degmada Hodan oo ka Cabanaya Dhulboob.

Dadka ku dhaqan qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney naftooda uhurayaa guryo ay sheegeen in dad taabacsan Dowladda Fedaraalka ay xoog kaga qaadanayaan.
Dadkaan oo ku dhaqan xaafadda Soonakey ee degmada Hodan ayaa waxa ay sheegeen, iney kasoo horjeedaan siyaasiyiin ay ku eedeeyeen iney awood ciidan u adeegsanayaan boobka dhulkooda.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.