Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsQaar Kamid ah Ganacsatada Hargeysa oo Sheegay in loo Awood Sheegtay.

Qaar Kamid ah Ganacsatada Hargeysa oo Sheegay in loo Awood Sheegtay.[DHAGEYSO]

Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa magaalada Hargeysa ayaa sheegay, in nin ganacsade ah uu u awood sheeganayo ganacsatada kale isagoo adeegsanaya saraakiil iyo askar.

Dadkaan ayaa waxa ay sheegeen in nin lagu magacaabo Cumar Caydiid oo ah milkiilaha Suuqa Tiyaatarka Hargaysa uu dhibaatooyin ku hayo dadka.

Waxa ay xuseen in saraakiil iyo askar uu usoo adeegsaday ninkaan, islamarkaana uu doonayo inuu barakcin ku sameeyo ganacsatada.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.