Waxaa saacadihii lasoo dhaafay sii xoogeystay walaaca ay shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalku ka qabaan weerarada sii laba laxaadsanaya ee ay fulinayaan Ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Qalqal aad udaran ayaa laga dareemayaan maamullada Dowladda Fedaraalka iyo shisheeyaah ku sugan xerada Xalane, oo maalintii shalay la kulmay weerar duqeyn ah oo ay la beegsatay guutada madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.