War goordhow kusoo dhacay warqabadka Idaacadda Al-Furqaan ayaa tilmaamaya, in qarax xoogan uu ka dhacay deegaanka Tareediso ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Qarax ka dhacay deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho ayaa lagu gubay gaari Cabdi bile a oo ay la socdeen ciidamo katirsan Dowladda Federaalka, waxaana ku dhintay 4 askari, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale.