Monday, June 30, 2025
HomeAll NewsQarax Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedkaa Muqdisho.

Qarax Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedkaa Muqdisho.

Saacadihii lasoo dhaafay qarax lala eegtay gaari C/Bile ah oo dhaliyay khasaare nafeed ayaa ka dhacay duleedka Xamar.

Qaraxan ayaa si gaar ah kaga dhacay degaanka Lafoole ee dhaca duleedka Muqdisho, waxaana ku dhaawacay 3 askari oo kamid ah sirdoonka Dowladda Fedaraalka.

Marka laga soo tago askarta ku dhaawacantay qaraxa, waxay qalqal xooggan iyo casbi la nool inta kale ee ka badbaaday.

ma ahan markii ugu horreysay oo uu duleedka Muqdisho ka dhaco qarax lala beegsaday ciidanka Dowladda Fedaraalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.