Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa galabnimadii maanta qarax khasaare dhaliyay ka fuliyay Galbeedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qaraxan ayaa waxay la beegsadeen isbaaro ciidanka Dowladda Fedaraalka utiillay halkaas, waxaana ku dhintay hal askari.
Hawlgallada ay fulinayaan ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sii laba laxaadsanaya marba marka ka dambeysa, waxaana shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka la kulmayaan khasaare hor leh, iyadoo uu ku socdo dhiigbax joogto ah.