Saturday, July 5, 2025
HomeAll NewsQeyb Kamid ah Suuqa Gobanimo ee Hargeysa oo Dib Loo Furay Kadib...

Qeyb Kamid ah Suuqa Gobanimo ee Hargeysa oo Dib Loo Furay Kadib Markii uu Gubtatay.

Ganacsatadii ku hanti beeshay suuqii dhawaan ku gubtay magaalada Hargeysa ayaa billaabay iney si iskood ay ay dib u billaabaan ganacsiga.

Tan iyo wixii ka dambeeyay dabkii dhawaan ka kacay suuqa gobannimo ee magaalada Hargeysa, waxay qaar kamid ah ganacsatadu billaabeen iney billaabaan ganacsigii hore.

Kuwaani waa qaar kamid ah haweenka oo dib u billaabay ganacsiga, kuwaas oo iibinaya dalagga dalka iyo waxyaabo kale.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.