Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsQorshaha Trump ee Lawareegitaanka Qazza oo u Dhexeeya Dheel-dheel iyo Cadaadis.

Qorshaha Trump ee Lawareegitaanka Qazza oo u Dhexeeya Dheel-dheel iyo Cadaadis.

Dhawaan Donald Trump madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday, inuu la wareegayo Marinka Qazza, dadka ku noolna u barakicinayo dalalka caalamka, tallaabadaas oo lagu tilmaamay mid dhalanteed an.

Hadaba, Qorshaha Trump ee Lawareegitaanka Qazza oo u Dhexeeya Dheel-dheel iyo Cadaadis, waa ciwaanka warbixin lagu eegayo waxa uu salka ku hayo damaca gurracan ee Donald Trump iyo caqabada ku horgudban.

Halkan kala deg Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.