Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsQoysas ku Nool Hargeysa oo Wajahaya Dhibaatooyin Kala Duwan oo Isbiirsaday.

Qoysas ku Nool Hargeysa oo Wajahaya Dhibaatooyin Kala Duwan oo Isbiirsaday.

Mid kamid ah xaafadaha yaalla magaalada Hargeysa ee katirsan gobolka Waqooyi Galbeed, ayaa waxaa ka taagan dhibaatooyin kala duwan oo haysta qoysas daynyar ah oo ku nool xaafaddaasi, kuwaasoo oo ay cabasho ka muujiyeen.

Waxyaabaha ay ka canayaan waxaa kamid ah, in masjidkii uu ka xiran oo aysan jirin cid ka aadaanta, sido kalena uusan shaqeyn iskuulkii xaafadda iyo biyo la’aan.

Waxaa intaasi usii dheer tuugo wadada ugasha markii ay ubaxaan gudaha magaalada si danahooda usoo qabsadaan.

Halkan ka Degso Xogta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.