Saturday, April 26, 2025
HomeAll NewsQoysas ku Nool Siinka-dheer oo ka Cabanaya Dhulboob ay ku Lug Leedahay...

Qoysas ku Nool Siinka-dheer oo ka Cabanaya Dhulboob ay ku Lug Leedahay Dowladda Fedaraalka.

Waxaa isa soo taraya dadka ka cabanaya dhulboobka ay sida tooska ah iyo sida dadbanba ugu lug leedahay Dowladda Fedaraalka ee ka socda magaalada Muqdisho iyo  duleedkeeda.

Qoysaska ku nool Siinka-dheer ayaa si adag uga horyimid qorshe ay wadaan ganacsato xiriir la leh Dowladda federaalka kuwaasi oo doonaya inay xoog ku qaataan dhulkooda.

Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.