Qoysaskii laga barakiciyay dhulkii jaamacahadaha oo meel ay degaan la’ ayaa warbaahinta la hadlay iyagoo cabasho ah.
Waxay sheegeen iney geedo hoos degan yihiin, intii guryo heshayna ay culeys ku noqdeen qoysaskii ay la degeen.
Dhibaatooyin kala duwan oo ay ugeysatay Dowladda Fedaraalk ayey ka warrameen.