Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsRag Dhalinyaro ah oo ku Geeriyooday Xeebta Magaalada Berbera ee Woqooyiga Soomaaliya.

Rag Dhalinyaro ah oo ku Geeriyooday Xeebta Magaalada Berbera ee Woqooyiga Soomaaliya.

Maalintii shalay waxa ay xeebta magaalada Berbera qaaday 3 dhalinyaro ah, kuwaas oo ay baddu qaaday kadib markii ay halkaaasi u dabaal tageen.

Dhalinyaradaan saddaxda ah oo ka yimid magaalada Hargeysa ayaa waxaa goor dambe meydadkooda laga soo saaray badda saacado kadib markii ay baddu liqday.

Maamulaha isbitaalka magaalada Berbera oo ah halka lageeyay meydadka dhalinyarada ayaa ka warbixiyay sida ay wax udhaceen.

Halkaan ka Degso Warka Dhalinyarada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.