Saturday, July 12, 2025
HomeUncategorizedRaila Odinga oo si Aadag Uga Horyimid Amar uu Bixiyay Madaxweynah Kenya.

Raila Odinga oo si Aadag Uga Horyimid Amar uu Bixiyay Madaxweynah Kenya.

Raila Odinga oo kamid ah hogaamiyayaasha mucaaradka ee dalka Kenya ahna Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas ayaa waxa uu si adag kaga soo horjeestay, amar uu William Ruto siiyay ciidankiisa, kaas oo ahaa iney si toos ah utoogtaan dadka dibadbaxyada dhigaya.

War uu soo saaray ninkaan ayuu ku sheegay, in amar waliba oo ciidanka lasiiyo laguna farayo in ay toogtaan, dhaawacaan, cabsi geliyaan ama handadaan dadka Keenyaanka ah uu yahay mid khaldan, islamarkaana uu cambaareynayo hadalka kasoo yeeray Ruto.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.