Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsReer Kismaayo oo Sheegay in Xasan Sheekh uu Iyaga U Xoog Sheeganayo....

Reer Kismaayo oo Sheegay in Xasan Sheekh uu Iyaga U Xoog Sheeganayo. [Dhagayso].

Shacbka kunool magaalada Kismaayo ayaa sheegay, in xanibaadda xaga duulimaadyada diyaaradaha ee ay Dowladda Federaalka kusoo rogtay deegaannada uu ka arimiyo maamulka labaxay Jubbaland, aysan saameyn ku yeelan masuuliyiinta maamulkaas, oo uu Axmed Madoobe meeshu rabo u duuli karo, dadka dhibaateysanna ay yihiin shacabka.

Waxay ku baaqeen inaan lagu amar taagleyn dadka maatida ah, sidaasi darteedna ay Dowladda Federaalka ka laabato go’aanka xayiraadda duulimaadyada ee saaran deegaannada uu ka arimiyo maamulka labaxay Jubbaland.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.