Saacadihii lasoo dhaafay roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata ayaa ka da’ay gobalka Hawd ee woqooyiga Soomaaliya, kuwaas oo geystay khasaarooyin kala duwan.
Roobabka ayaa waxaa ku nafwaayay tiro xoolo ah oo Ari ubadan, waxaana ay sidoo kale sababeen burburka xarumo waxbarasho Masjid, iyo guryo la dagan yahay.