Iyadoo habeenkii xalay uu Mareykanku si toos ah ugu soo biiray dagaalka u dhaxeeya maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, ayaa waxaa soo baxaya warbixinno sheegaya suurtagalnimada in dowlado kale oo waaweyn ay ku biraan dagaalkaas.
Dowladda Ruushkaa ayaa looga cabsi qabaa iney kusoo biirto dirirta udhaxeysa maamulka Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, taas oo mandiqadda ka dhigi doonta mid ay xasaraduhu kusii siyaadaan.