Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsSaakow oo Si Wanaagsan Looga Ciiday Maalinta 01-aad ee Ciidul Adxaa. (Sawirro)

Saakow oo Si Wanaagsan Looga Ciiday Maalinta 01-aad ee Ciidul Adxaa. (Sawirro)

Boqolaal ka mid ah Bulshada Muslimiinta ah ayaa maanta isugu soo baxay Fagaaro weyn oo ku yaal degmada Saakow ee wilaayada islamaiga ah ee Jubada Dhexe, Halkaas oo ay ku dukanayeen Labada rakco ee salaada Ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak

Bulshada ayaa wajiyadooda laga dheehanayay Farxada ciida , iyagoona ku labisnaa Dhar waafaqsan shareecada islaamka , wexeyna isug tahniyadeynayeen Farxada Maalinka koowaad ee munaasabada ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak oo maanta laga oogay caalamka.

Halkaan Hoose Sawirada Ka Daawo.


RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.