Monday, May 5, 2025
HomeAll NewsSaameyn Dhaqaale oo ka Dhalatay Go'aannada Trump uu Canshuuraha ku Saaray Badeecadaha.

Saameyn Dhaqaale oo ka Dhalatay Go’aannada Trump uu Canshuuraha ku Saaray Badeecadaha.[WARBIXIN]

Todobaadyo kadib go’aannadii uu soo saaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee uu canshuuraha ku saarayay badeecadaha caalamka, ayaa waxaa suuqyada aduunka laga dareemayaa saameynta dhaqaale ee ka dhalatay arrintaas.

Dadka Ameerikaanka ah ee horay ugu codeeyay Trump ayaa iminka sheegaya, in ay soo baxeen wax ka duwan wixii ay ka fulayeen madaxweynaha Mareykanka, uuna baabi’inayo dhaqaalaha Ameerikaanka.

Halkaan ka Degso Warbixinta Mareykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.