Monday, June 2, 2025
HomeAll NewsSaameyn ka Dhalatay Roobab ka Da'ay Magaalada Kismaayo ee Jubada-hoose.

Saameyn ka Dhalatay Roobab ka Da’ay Magaalada Kismaayo ee Jubada-hoose.

Saacadihii lasoo dhaafay roobab xooggan ayaa waxa ay ka da’een magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada-hoose, kuwaas oo geystay saameyn kala duwan.

Biyaha roobka ayaa waxa ay buux dhaafiyeen qaar kamid ah xaafadaha ku yaalla magaalada Kismaayo, taas oo sababtay iney barakacaan qoysas ku dhaqan xaafadahaas, sidoo kalana burburaan tiro guryo ah.

Halkaan ka Degso Warka Kismaayo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.