Bilooyinkii udambeeyay ee lasoo dhaafay waxaa aad usii xoogeystay weerarada ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadayaan, saldhigyada ay askarta Dowladda Fedaraalku ka sameysteen degmooyinka iyo degaaanada ay ku tageen dulaanka ka dhanka ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka, islamarkaana kula wareegayaan magaalooyin badan.
Weeraradaasi ayaa waxay dhanka kale saameyn ku yeesheen ama ka hortageen, dano ay dowlado shisheeye oo ay ugu horreyso tan Turkiga ka lahaayeen dalka gaar ahaan gobollada Sh/Dhexe iyo Galgaduud.
Dgaaalladan ayaa fashiliyay damac ay lahayd Dowladda Turkiga oo ay dooneysay iney ku boobto kheyraad uu kamid yahay shidaalka Soomaaliya.