Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsSaameyn Nuucee ah ayuu Yeelan Karaa Dagaalka u Dhaxeeya Yahuudda & Iiraan?

Saameyn Nuucee ah ayuu Yeelan Karaa Dagaalka u Dhaxeeya Yahuudda & Iiraan?[WAREYSI]

Waxaa isa soo taraya walaaca laga muujinayo saameynta xooggan ee ka dhalan kara dagaalka u dhaxeeya maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, taas oo saameyn karta mandiqadda loogu yeero bariga dhexe iyo guud ahaan caalamka.

Haddaba maxay tahay saameynta weerarada ay is dhaafsadeen maamulka Yahuudda iyo Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ku yeelan karaan mandiqadda loogu yeero Bariga-dhexe, iyo kaalinta ay reer-galbeedku ku leeyihiin weeraradaas? waxaan arrimahaas ka wareysanay Aqoonyahan Maxamuud Ugaas oo ku sugan dalka dibaddiisa.

Halkaan ka Degso Wareysiga Aqoonyahanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.