Friday, April 18, 2025
HomeAll NewsSaameyn Xooggan oo ka Dhalatay Burburka Buundada Degmada Baardheere ee Gedo.

Saameyn Xooggan oo ka Dhalatay Burburka Buundada Degmada Baardheere ee Gedo.

Tan iyo wixi ka dambeeyay markii ay burburtay buunadada magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, ayaa waxaa halkaasi ka taagnaa dhibaatooyin la xiriira isticmaalka buunadadas.

Hadda oo qeybo kamid ah gobalka Gedo ka curteen roobabka xilliga Guga, ayaa waxaa lasoo warinayaa iney xoogeystay khatarta laga qabo iticmaalka buunadad mamagaalada.

Mid kamid ah odayaasha Baardheere ayaa sheegay, in rafaad adag uu ka jiro isticmaalka buunadadaas, islamarkaana uusan jirin maamul wax ka qabtay.

Halkaan ka Degso Warka Baardheere

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.