Degaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose waxaa saakay ka dhacay weerar xooggan oo lagu qaaday xeryo ay ciidanka Dowladda Feedaraalka ku lahaayeen halkaasi.
Hadaba si aan xogo dheeri ah uga helno Sabiid iyo halka uu dhaco, waxaan inooga warramaya Wariyaheyna Cabdullaahi Soomaali.
Halkan hoose ka dhegeyso warbixinta.