Sunday, May 25, 2025
HomeAll NewsSaciid Dani oo Lagu Eedeeyay Boobka Kheyraadka Goballada Woqooyi-Bari Soomaaliya.

Saciid Dani oo Lagu Eedeeyay Boobka Kheyraadka Goballada Woqooyi-Bari Soomaaliya.

Mid kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah maamulka la baxay Puntland ayaa waxa uu eedeymo kala duwan ujeediyay, Saciid Dani oo ah hogaamiyaha maamulkaas.

Siyaasigaan oo lagu magacaabo Guuleed Saalax Barre, horayna isu soo sharraxay xilka madaxtinimada ee maamulkaas ayaa Dani ku eedeeyay, inuu sharikado shisheeye usoo kireystay boobka kheyraadka umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan goballada woqooyi-bari ee dalka.

Halkaan ka Degso Warka Saciid Dani

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.