Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsSaddex Sano Kadib Fashilka Milliteri ee Gulufkii Dagaal ee Xasan Sheekhh Maxamuud....

Saddex Sano Kadib Fashilka Milliteri ee Gulufkii Dagaal ee Xasan Sheekhh Maxamuud. [WARBIXIN].

Saddex sano kahor xilligan oo kale ayuu Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay doorasho ka dhacday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, durba markii la magacaabana wuxuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo qorsheyntiisu lahayd dowladda Maraykanka.

Hadaba saddex sano kadib, halkee ayuu marayaa guluf-dagaaleedkii uu iclaamiyay Xasan Sheekh Maxamuud? Mase ka dhabeeyey gooddigiisii ahaa inuu Soomaaliya ka tirtirayo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab? Warbixin ku aadan waxaa soo jeedinaya walaalkeen Maxamed Cali Aadan.

Halkaan ka Degso Warbixin- Jabka Milliteri ee Dowladda Federaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.