Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsSaddex Sano Kadib Guuldarooyinka Siyaasadeed ee Xasan Sheekh Maxamuud.

Saddex Sano Kadib Guuldarooyinka Siyaasadeed ee Xasan Sheekh Maxamuud.[WARBIXIN]

Mudada saddexda sano ah ee uu Xasan Sheekh Maxamuud majaraha u hayo Dowladda Federaalka, wuxuu qaaday tallaabooyin siyaasadeed oo halis geliyay jiritaanka Umadda iyo madax-banaanida dalka.

Laga soo billaabo heshiiskii xaaraanta ahaa ee Itoobiya lagu siiyay badda Soomaaliyeed, illaa kii Ankara loogu wareejiyay kheyraadka dalka, sidee ayuu Xasan Sheekh Maxamuud god mugdi ah ugu horseeday qabka iyo qarannimada Umadda Soomaaliyeed? Sideese ayuu u maareeyay malafaatka siyaasadda oo ay kamid tahay xiriirka maamul goboleedyada? Warbixin ku aadan walaalkeen Maxamed Daahir Calasow ayaa soo jeedinaya.

Halkaan ka Degso Warbixin- Guuldarooyinka Siyaasadeed ee Xasan Sheekh

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.