Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsSafiirka Yahuudda u Fadhiya Itoobiya oo Laga Ceyriyay Kulan ay Lahaayeen Midowga...

Safiirka Yahuudda u Fadhiya Itoobiya oo Laga Ceyriyay Kulan ay Lahaayeen Midowga Afrika.

Abraahaam Naguusi oo ah safiirka maamulka Yahuudda ufadhiya wadanka Itoobiya, ayaa laga saaray shir uu qabsanayay Midowga Afrika oo ka dhacayay wadanka Itoobiya.

Shirkan ayuu qorshuhu ahaa in looga hadlo xasuuqii horay uga dhacay wadanka Ruwanda, waxayna qaar kamid ah dowladaha xubanaha ka ah ururkan diideen in safiirkan uu ka qeybgalo shirka.

Halkaan ka Degso Warka Safiirka la Ceyriyay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.