Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsSaka Ukac ku Yimid Qiimaha Khudaarta ee Magaalada Dhoobley.

Saka Ukac ku Yimid Qiimaha Khudaarta ee Magaalada Dhoobley.[DHAGEYSO]

Suuqyada lagu iibiyo Khudaarta ee ku yaalla magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada-hoose, ayaa waxaa lasoo warinayaa in laga dareemayo sara ukac ku yimid qiimaha Khudaarta ee magaaladaas.

Qaar kamid ah ganacsatada iibisa khudaaarta ee magaalada Dhoobley ayaa waxa ay ka warameen saameynta ay ku yeelatay arrintaan.

Halkaan ka Degso Warka Dhoobley

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.