Sunday, May 4, 2025
HomeAll NewsSanatar Cabdi Qeyb-diid oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh iyo...

Sanatar Cabdi Qeyb-diid oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh iyo Taliye Mahdi.

Sanatar Cabdi Qeybdiid oo ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu sheegey, in Xasan Sheekh iyo Mahdi oo ah taliyaha Boliska Gobolka banaadir ay boob ka wadaan magaala Muqdisho.
Waxa uu tilmaamay in Mahdi uu yahay ninka Xasan Sheekh u qaabilsan burburinta guryaha iyo dhulalka shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Waxa uu sidoo kale sheegey xildhibankaan in Xasan iyo Mahdi aysan jirin cid u dhaxeyso , labadooduna ay go’aan ka gareen dhulka la burburinayo iyo dadka la barakicinayo.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.