Magacyada qaar kamid ah Saraakiishii maanta lagu dilay dagaalkii Moqokori waxaa kamid ah:
1-Mowliid Dhicisow Cabdi (Banjar) Sarkaal – dhimasho.
2-Cabdi Muumin Cilmi Iidow (Cabdi-Xiis) Taliyihii Ururka 3aad ee sirdoonka Dowladda Fedaraalka-dhimasho.
3-Daanyeeleey waa sarkaal.-dhimasho.
4-Sanbaloolshe Cali Sharraawe. Sarkaal-dhimasho.
Sido kale saraakiishii lagu dhaawacay dagaalkii maanta waxaa kamid ah:
1-Cabdi Muumin Xuurshow (Cabdi Bilaawe) sarkaal-waana dhaawac garaab ah.
2-Khaliif Cali Nuur (Khaliif Dhagool) sarkaal-waana dhaawac.