Monday, April 14, 2025
HomeAll NewsSarkaaal Sheegay in Al-Shabaabka ku Sugan Aboorreey ay Adeegsanayaan Xeelado Milliteri oo...

Sarkaaal Sheegay in Al-Shabaabka ku Sugan Aboorreey ay Adeegsanayaan Xeelado Milliteri oo Halis ah.

Mid saraakiisha Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobolka Hiiraan aaya sheegay in ciidamada Xarakad Mujaahidiint Al-Shabaab ee ku sugan degaanka Aboorreey ay liif iyo qaraxyo ku laayeen.

Sarkaalkan oo ay wareysi la yeelatay warbaahinta ayaa ka warramay xaaladda adag ee ay ku wajahayaan deegaanka Aboorreey.

Wuxuu sheegay iney udhaxeeyaan mar ay askartoodu ku dhintaan liif iyo mar ay qaraxyo la kacaan.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.