Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsSarkaal Katirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dhaawacay Magaalada Wajeer.

Sarkaal Katirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dhaawacay Magaalada Wajeer.[DHAGEYSO]

Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee dhulka NFD kuna hoos jirta gumeysiga Kenya ayaa ku waramaya, in sarkaal katirsan xukuumadda Nairobi lagu dhaawacay magaaladaas.

Sarkaalka oo lagu magacaabo Lonzi Joseph ayaa waxaa lagu dhaawacay aagga Plaza Park ee magaalada Wajeer, sida ay soo tabisay warbaahinta maxalliga ah ee Kenya.

Isagoo mooto laba lugaaley ah ku dhex marayay magaalada ayaa waxaa mar qura dhagax ku billaabay kooxo doonayay iney mootada ka dhacaan, taas oo sababtay inuu dhaawac kasoo gaaro qeybaha sare ee jirka.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.