Friday, April 18, 2025
HomeAll NewsSarkaal Katirsanaa Dowladdii Maxamad Siyaad Barre oo ku Geeriyooday Dalka Belgium-ka.

Sarkaal Katirsanaa Dowladdii Maxamad Siyaad Barre oo ku Geeriyooday Dalka Belgium-ka.

Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladdaii Millateriga ee Maxamad Siyaad Barre ayaa ku dhintay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka

Geerida ninkan ayaa waxaa ka tacsiyeysay madaxda Dowladda Fedaraalka, wuxuuna ahaa nin soo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid yihiin wasiir arrimo gudo iyo taliyihii sirdoonkii Dowladdii Millateriga ee dadka Soomaaliyeed gaar ahaan culimada dhibaatada badan ugeysatay.

Halkaan ka Degso Warka Geerida Sarkaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.