Cismaan Xuseen Guure oo ah sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka kana mid ah ciidankii lagu jabiyay dagaallada muddooyinkii lasoo dhaafay ka dhacayay gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in joogitaankooda magaalada Maxaas oo ay firxad ku tageen waxba usoo kordhineyn.
Ninkan ayaa kadib jabkooda billaabay inuu warbaahinta lasoo istaago rabitaankooda ku aadan, ku biiritaanka Dowladda Itoobiya iyo iney noqonayaa wax uu ku sheegay Kelinka Lixaad.