Sunday, July 13, 2025
HomeAll NewsSarkaal ku Sugan Gedo oo Dowladda Fedaraalka Uga Digay Iney Ciidamo Geyso...

Sarkaal ku Sugan Gedo oo Dowladda Fedaraalka Uga Digay Iney Ciidamo Geyso Baladxaawo.

Mid kamid ah Saraakiisha Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxa uu Dowladda Fedaraalka uga digay, ciidamo la sheegay iney ka dajineyso degmada Baladxaawo, si ay ula dagaallanto maamulka la baxay Jubbaland.

Korneyl Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Fedarsalka ayaa waxa uu tilmaamay, iney la socdaan wararka sheegaya in Dowladda Fedaraalka ay ciidamo ku daabuleyso magaalada Baladxaawo.

Waxa uu ka digay in ciidankaas la geeyo magaalada, haddii tallabadaas la qaadanaya ay mari doonaaan halkii ay ku dambeeyeen ciidankii ay horay ugeysay deegaanka Raaskambooni ee gobalka Jubada-hoose.

Halkaan ka Degso Warka Korneyl Rufle

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.