Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsSarkaal ku Sugan Gedo oo Maxamuud Sayid Aadan ku Eedeeyay Hurinta Colaadaha...

Sarkaal ku Sugan Gedo oo Maxamuud Sayid Aadan ku Eedeeyay Hurinta Colaadaha Gobalkaas.

Mid kamid ah Saraakiisha Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobolka Gedo ayaa madaxweyne ku xieenka maamulka la baxay Jubbaland ku eedeeyay inuu colaad ka hurinayo gobolka Gedo.

Korneyl Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Fedarsalka ee ku sugan gobollka Gedo ayaa Maxmuud Sayid Aadan oo ah Madaxweyne ku xigeenka maamulka la baxay Jubbaland ku eedeeyay, inuu dagaal ka hurinayo gobolka Gedo, kuna sugan yahay duleedka Balad-Xaawo.

Maxamuud ayuu sheegay Rufle, inuu ahaa hogaamiye kooxeed hore oo ay hub siiyaan Dowladaha Itoobiya iyo Kenya.

Halkaan ka Degso Warka Aadan Rufle

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.