Tuesday, April 8, 2025
HomeAll NewsSarkaal Muujiyay Baqdinta uu ka Qabo in Al-Shabaab ay la Wareegaan Degmooyin...

Sarkaal Muujiyay Baqdinta uu ka Qabo in Al-Shabaab ay la Wareegaan Degmooyin Katirsan Sh-dhexe.

Cabdullaahi Macallin Mukhtaar oo ah sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa muujiyay cabsida uu ka qabo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee dhawaan la wareegay degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Sh/Dhexe.

Wuxuu sheegay xilli uu ukhubeynyay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka, in Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee la wareegay degaanada iyo degmooyinka gobolka Sh/Dhexe, ay yihiin kuwo go’aan soo gaaray.

Arrintaasi ayuu sababeeyay wuxuu sheegay ineysan dib uga bixin inta badan magaalooyinkii iyo degaanadii ay la wareegeen.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.