Tuesday, April 15, 2025
HomeAll NewsSarkaal Xabashidu Tababaratay oo ku Dhawaad 10 Ruux Gaari ku Jiirsiiyay Degmada...

Sarkaal Xabashidu Tababaratay oo ku Dhawaad 10 Ruux Gaari ku Jiirsiiyay Degmada Qallaafe.

Falkan xasuuqa ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Qallaafe oo kamid ah dhulka Soomaali-Galbeed ee ay gumeysto Itoobiya, waxaana Bajaajta uu jiiray gaariga sarkaalka saarnaa 7 ruux, kuwaasoo 3 kamid ah ay dhinteen, halka ay qaar kalena dhaawacmeen.

Sarkaalka dilka geystay ayaa ah nin Korneyl ah oo lagu magacaabo Axmad Dhimbil, wuxuuna dadkii uu jiiray kaga dhaqaajiyay goobta, isagoo aan xattaa dhaawacyadii goobta ka qaadin.

Halkaan ka Degso Warka Qallaafe

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.