Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsSawirada Dagaalladii Shalay Ka Dhacay Duleedka Moqokori oo la Baahiyay

Sawirada Dagaalladii Shalay Ka Dhacay Duleedka Moqokori oo la Baahiyay[FALANQEYN]

Waxaa la baahiyay sawirrada dagaalladii lagu laayay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee shalay ka dhacay duleedka magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Sawiradan ayaa waxaa kasoo muuqanaya meydadka askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ay uga carareen goobta dagaalka.

Halkaan ka Degso Codka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.