Wednesday, April 2, 2025
HomeAll NewsSawirrada Weerarkii ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb oo la Baahiyay.

Sawirrada Weerarkii ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb oo la Baahiyay.[DHAGEYSO]

Waxaa La baahiyay Sawirada meydadka ciidamada Dowladda Fedaraalka ee shalay lagu laayay duleedka magaalada Dhuusamareeb iyo hubkii laga furtay.

Weerarka ayaa waxaa lagu dilay ugu yaraan 8 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka, kuwaas oo dhaqdhaaqyo ka waday duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud.

Halkaan ka Degso Xogta Sawirrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.