Cusman Dubbe oo kamid ah senatarada aqalka sare ee baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa ku tilmaamay baarlmaanka inaanu ahayn meel ay dad wanaagsan joogaan.
Wuxuu sheegay in qofkii doonayo inuu muda dheer kamid ahaado baarlamaanka Dowladda Federaalka uu ku qasbanyahay iney tuuryadiisu badato, sida uu warka u dhigay.